Shaqsiyada Ninkii laayay ardayda iskuulka Florida oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan shaqsiyada ninka toogashada ka geystay dugsiga sare ee Marjory Stoneman Douglas High School ee Parkland, Florida, halkaasoo uu ku laayay 17 qof, kuwa badan oo kalena uu ku dhaawacay. Waxaa la sheegay in Nikolas Cruz uu ahaa wiil kaligiis ah, rabshad badan, waalidkiisna ay dhinteen, kaasoo laga eryay iskuulka … Continue reading Shaqsiyada Ninkii laayay ardayda iskuulka Florida oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)